Talooyin ku socda Madaxweynaha DFS!

Cabdullahi Ibrahim — Dhowr Maalmood kahor, Waxaa Shir isugu yimid Xubno ka tirsan Baarlamaanka Dowladda Federaalka, kuwaas oo ka dalbaday Madaxweynaha Dowladda Federaalka in uu iscasilo, ka dib markii uu ku fashilmay fulinta balanqaadyadii xiligii doorashada.
Talooyin ku socda Madaxweynaha DFS!

Waxa ay ku eedeeyeen Xubnihii shiray in Madaxweynuhu uu ku guuldareystay wax ka qabashada dhibaatada ka jirta Dalka haday ahaan lahayd Amni ama Maamul.
 
Eedaha loo soo jeediyey Madaxweynaha, ayaa isuga jira kuwa macquul ah iyo kuwa aan macquul ahayn, tusaale ahaan macquul ma




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.