Warbixin: Weerarka Westgate Mall oo Maalintii Afaraad socda // Live Blogging ++ Daawo

Nairobi (KON) - Weerarkii Suuqa laga adeegto ee Westgate Mall Nairobi ayaa lasoo sheegayaa inay ku geeriyoodeen Dad badan oo Ajaanib ah, walina Askarta lama aysan wareegin Suuqa.
Maqaallo Keydmedia Online
Warbixin: Weerarka Westgate Mall oo Maalintii Afaraad socda // Live Blogging ++ Daawo

Maalintii Afaraad - Keydmedia Online Live Blogging


Wariyaha Keydmedia Online iyo Wariye u shaqeeya Wakaalada AFP ayaa Daqiiqad walba idinla socodsiin doonaan Xaalada Westgate Mall. Boggaan kala soco Live Bloggingka Labada Wariye, sidoo kale wixii Masawirro ama Video ah halkaan ka fiirso. - Keydmedia Online, Nairobi


Kenyatta: Waan la Wareegnay Suuqa Westgate

  • Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Caawa sheegay in ay Gacanta ku hayaan Suuqa Westgate iyo qaar kamid ah Kooxdii Argagixisada.
    Uhuru ayaa sheegay in uu fuliyay wacadkii uu ka qaaday shacabka Kenya oo ahaa in la jabiyo argagixisada ku sugnayd xarunta Westgate.

    Kenyatta oo Shir Jaraa




Maqaallo 1 August 2022 1:04

Waxaa laga soo gudbay Xiligii kutiri-kuteen iyo “Saas baa la yiri” oo aan sal iyo raad toona laheyn oo la’isla dhexmari jiray, lagana xaqiiqa been sheegi jiray Dhacdooyinka Taariikhiga ah ee soo maray Bulshada Soomaaliyeed.