Exclusive: Khilaafka Labada Gabdhood - Burburka Dowladda Xasan Sheikh?

Daacad Wadanka, Keydmedia Online - Inta aanan u galin Burburka Dowladda Xasan Sheikh iyo meesha hada xaalku marayo, waxan rabaa inaan gadaal u laabto oo idin xasuusiyo Qoraaladeenii hore ee aan ku sheegnay Khilaafkii Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Saacid.
Faallo Keydmedia Online
Exclusive: Khilaafka Labada Gabdhood - Burburka Dowladda Xasan Sheikh?

Khilaafkaas oo ka bilowday is-fahanwaa dhex maray Labada Gabdhood ee Saaxiibada ahaan jiray Xildhibaanad Caasho Xaaji Cilmi iyo Wasiirad Fowsiyo Yusuf Xaaji Aadan.

Caasho Xaaji ayaa Madaxda Dowladda u keentay inay ka dhigaan Wasiirka Arimaha Dibadda Saaxiibteed Fowsiyo Yusuf, taasoo si fudud ay ku aqbaleen Ra




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.