C/risaaq Xaaji: Aabbaha Qabyaaladda!

Khaliif Hoorro - Ma ogtahay in C/risaaq Xaaji yahay AABBAHA QABYAALADDA SOOMAALIYEED? Haddaadan ogayn, haddaba, ogoow. - C/risaaq Xaaji wuxuu Wasiirka Koowaad soo noqday intii u dhaxaysay 1960-1964.
Faallo Keydmedia Online
C/risaaq Xaaji: Aabbaha Qabyaaladda!

Mudadii uu xilka hayey waxay ahayd mudadii ugu MUSUQMAASUQA badneed, ee soo marta SOOYAALKA SIYAASADDA SOOMAALIYA. Sababtoo ah waxaa dhacay wax is daba marintii ugu ballaarayd, ee abid Soomaali XUKUN iyo GAR kala kulanto! Taa oona BARE, FURE iyo MACALLIN u noqtay MAAMULLADII kale, ee dalka isaga daba maray, sida MAAMULKII KACAANKA ee MAXAMED SIYAASAD BARRE ee sabab u noqday BURBURKII SOOMAALI.

CABDIRISAAQ XAAJI dhuuxa iyo lafaha QABYAALADDA ka gashay ka sokow, intii xilka Wasiirka koowaad uu hayey ayuu ku dhaqaaqay falalka ka fog XEERKA, XUKUNKA iyo XILKA.

War dheer ku galin maayo, ee waxaan halkan kuugu soo gudbinahayaa qodobbo dhawr ah, oo ay waajib tahay inaad ogaato, maxaa yeelay qof walba oo hadlaa samaan jecli uma hadlo, gaar ahaan, hadduu ka hadlayo MASIIRKA UMADDA SOOMAALI.

  • Ma ogtahay in CABDIRISAAQ XAAJI ay malleeshiyadiisii KOOFIYA DHUUB in ay SIDDEETAN KUN oo GEEL oo ay wateen ee ay laheyd Beelaha Habar Gidir ay Ciidamada Boliiska oo u soo amaray C/risaaq ka dheceen oo waliba lagu sheegay  BEELAHA HABAR GIDIR in ay yahiin SHUFTO. Arintaas waxay ka dhacday GOBOLLADA DHEXE?.
  • Ma ogtahay in CABDIRISAAQ XAAJI inuu ahaa Ninkii Xirxiray 88 Caaqil oo Hawiye ah Xoolahoodiina dhacay oo yiri SHUFTADA Xoolaheed Dawladaa iska leh?
  • Ma ogtahay Intuu Ahaa R/wasare inu Sharciyeey OGADEENKU WAA QAXOOTI ee Ma Aha Dad Soomaali Dalad ah?
  • Ma ogtahay in CABDIRISAAQ XAAJI uu DEEQAHA WAXBARASHO ee Yurubtu siin jirtay Soomaaliya SIDDEETANKA Arday LIXDAN iyo SHAN ay Majeerteen u Adeer u yahay ahaayeen?
  • Ma ogtahay in LABA XIDDIGLE (TENENTE) INA  JEELE, oo Xafiiskiisii SALDHIGGA DHEXE ee XAMAR isku Dilay ka dib markii ay Habar la yiraado INA MUUSE MATAAN oo la dhalatay MAXAMED Abshir  Ilma adeerna yahiin C/rsaaq ay Xafiiskiisa ku KABEYSAY. Maxamed Abshir waxuu ahaa TALIYAHA BOOLISKA XAMAR?.
  • Ma ogtahay in CABDIRISAAQ XAAJI uusan lahayn aragti Syaasadeed, maadaama uu isu maray intii xisbi ka jirtay dalka Sida: SYL, Gareed, Hanti goosi, Hanti wadaag Xisbigii Dabka ee 8 Qof iyo 18 Migrafoon oo Sarta Dabka  u ka furtay. C/risaaq maxuu yahay, bal idinku weydiiya Dadka aan Majeerteenka aheen; Waxaa lo yaqaan Aabaha MUSUQ/MAASUQA, EEXDA IYO QABYAALADDA, waxaa loo Yaqaanaa Aabaha KIBIRKA iyo MABDA LA




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.