C/weli oo iibsanayo Xildhibaanada

By Dr. Ali. A. Hirabe - C/weli waxaa uu balamo badan u qaaday golahiisa wasiirada haddii aay soo xulan xildhibaano codka siiya si uu u noqdo Madaxweeyne, waxaa Wasiirda ugu cad cad ka mid ah.
Faallo Keydmedia Online
C/weli oo iibsanayo Xildhibaanada
  1. Cabdullaahi Goodax Barre
  2. Cabdiwahab Ugaas Khaliif
  3. Cabduqaadir Xuseen Maxamed (Jaahweyn)
  4. C/raxman Xoosh Jibril.
  5. Axmed Caydiid Ibraahim Wasiirka Wasaaradda WaxbarashadaHiddaaha & Tacliinta.
  6. Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow Wasaaradda MacdantaBiyaha & Batroolka

Waa tan keentay in musuqmaasuq xoog leh ka dhex abuurmo Odayaalsha duubka,waxaa la cadeeyay in 160 xubnood oo lagu wado in ay soo galaan baarlamaanka, kana soo kala jeeda beelaha Digi & Mirif, Hawiye iyo beelaha Shanaad in eey u soo iibiyeen golohii wasiirda C/weli, halkii xildhibaana lagu soo iibiyay 80 kun dollar (160 hadii lagu dhufto 80.000 waxaa kusoo baxeysa 128 Milyan), lacagtaasina ay tahay lacag laga soo diray Puntland waxeyna tahay Qeyb kamid ah Lacagaha Madaxfurashada Maraakiibta Burcad Badeeda Qafaashaan iyo Lacagaha Hay




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.