Dagaalka Maskaxeysan Ee Kenya Ku Heyso Soomaaliya!

Abdirashid Sheekh Ali Elmi Yare - Asc Wrb, Aqriste waa ku Mahadsantahay Aqrinta aad Aqrinaysid Qormadaan marka xigta waxaan ku Rajo weynahay inuu ku soo jiitay Cinwaanka laakiin waa arin aad ila garwaaqsan doonto marwada Aqriso Qormada.
Faallo Keydmedia Online
Dagaalka Maskaxeysan Ee Kenya Ku Heyso Soomaaliya!

Marka hore waan kuu Cudur daaranaa, waayo waxaa lagayabaa arinta aan ka hadlaayo inay tahay mid adiga ku saameyn doonta, hadii ay ku samaayso oo aad tahay Qof ku sugan Dagaalka maskaxeysan ee Kenya ku hayso Somalia bal dib u fakar waayo Dagaal-kaan wuxuu kaa saameyn doonaa 3 meelood oo ah Sadexda ugu muhiimsan noolaha Bani, Aadamka ah waxayna kala yihiin 1 Caafimaadka, 2 Waqtiga, 3 Lacagta.

Hadii Sadexdaa lagaa weeraray waxaan hubaa inaan Dagaal kuu laaban uu san jirin ee bal dib u fakar oo ka bilaw Naftaada, Xaafadaada, Ehelkaaga iyo Asxaabtaada waa hubaal Warbixin muhiim ah ayaa kuu soo bixi doonta markaad dib u xisaabiso Caafimaadka, lacagta iyo waqtiga lagaaga lumiyay inta ay le




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.