DHACDO UGUB AH - XASILOONIDARO HOR LEH!! SARACEN INTER. - (XOG MUHIIM AH)

Bisha Disembar 6dii, ciidamo reer Puntland ayaa dagaal kusoo qaadday deegaan xolo-dhaqato ah oo ku sugnaa Degaanka Bitaale oo Galmudug katirsan, halkaasoo ay ku laayey kuna dhaawacay dad iyo duunyaba. Iyadoo dhacdadasu ka duwn tahay xeerkii dagaallada reer miyyiga ka dhex-dhici jirey, waxaa dagaal kedis ah soo qaaday ciidan carbiyaysan oo kasoo weerar tagey fariisin ciidan oo katirsan deegaanka Puntland, iyagoo adeegsanaya gaadiid hub culus saaran yihiin.
Faallo Keydmedia Online
DHACDO UGUB AH - XASILOONIDARO HOR LEH!! SARACEN INTER. - (XOG MUHIIM AH)

Gulufkaas ciidan wuxuu olole Dagaal ballaaran kusoo qaaday dad iyo duunyo ku sugnaa deegaamo hoos yimaada Bitaale Galmudug oo la yiraahdo: Godad, Dameercad, Harar Dhaaban, Buq Raas, Laasa Dhaa-Dheere iyo Docole Ooman. Goobahaas waxaa lagu xasuuqay 35 qof oo xoolo-dhaqato ah waxaana lagu dhaawacay 46 kale iyo xoolo badan oo ishkin u badan yahay. Dhimashada iyo dhaawaca waxaa kamid ah dumar iyo carruur. Dad halkaas ku le




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.