Dhulkoo Dadka waw Dhaxays, Dhiishaase Ninba meel Dhigtaa! - Qeybta 1-aad

By Cabdiraxiin Hilowle Galayr - Waxaan Xigmad cajiibka ah u soo qaatay ciwaana uga dhigtay inaan ka jawaabo Su'aasha aan Waqtigeedii joogin, dadkuna la yaabeen ee beryahan halhayska ka dhigtaan bahda Uni-tv.
Faallo Keydmedia Online
Dhulkoo Dadka waw Dhaxays, Dhiishaase Ninba meel Dhigtaa! - Qeybta 1-aad

Waxaan arkay mawduuc ay ciwaan uga dhigeen "Muqdisho Yaa Iska Leh" oo Shacabka Soomaaliyeed iyo daawadayaasha lagu mashquuliyay dhib uma arko shaqsiga ka jawaabaya iyo kan ka qayb qaadanaya toona balse waxaa is weydiin leh maxaa keenay Su




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.