YAA KA DAMBEEYA FALALKA AMNI DARRO EE KA DHACA MUQDISHO?

C/Qaadir Maxamed Cismaan, “Cabdiboqor” — Salaanta Islaamka kabacdi, Aan toos u galo'e malaha wareegii leeynta "Suxufiyiinta" ayaa soo dhamaaday oo waxaa hadda si xowli ah ku billoowdey wareegii qoor-goynta "Xildhibaannada".
YAA KA DAMBEEYA FALALKA AMNI DARRO EE KA DHACA MUQDISHO?

Kuwii horee loogu laayey Hotel Shaamoow, Hotel Muna, Baladweyne, garoonka Aadan Cade iyo magaalada Muqdisho dhexdeeda meelo badanoo ka mid ah, waxaa lagu siidaray in Isniintii taariikhdu ay ku beegneyd: 21/04/2014 Qarax ka dhacay Hoteelka lagu magacaabo Maleeyka oo ku yaalla dhabarka dambee saldhiga Afar-Irdoodka degmada Xamarweyne ee magalada Muqdisho lagu dilay xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, kaas oo gaari uu watay loogu xiray walxaha Qarxa sidaana lagu khaarijiyey. Xildhibaankaa-Allaha u naxariistee- Waxaa lagu magacaabi jirey, mudane: Isaaq Maxa




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.