Faroole la Madaxweeyne!

Dr.Ali.A.Hirabe - Sheekh Shariif waxaa uu is moodayaa madaxweeyne balse waa la madaxweeyne miyaadan ogeeyn in Shariifka siyaasada cusub ee uu dalkaan ku soo kordhiyay aay ka mid tahay abuurida la madaxweeyne sida Cali Mahdi Maxed Magaalada Qaahira ee dalka Masar uu kula heshiiya wiilkii uu dhaley Jan Caydiid halkaasna uu ka yimid erey bixintii la Gudoomiye.
Faallo Keydmedia Online
Faroole la Madaxweeyne!

Baadida nin baa kula daydayi daalna kaa badane ( Puntland ) oo aan doonahayn inaad hesho daa




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.