Faroole oo Farta lagu wada fiiqay! Q: 2AAD

Bashir M. Hersi - Aqriste/ato, inta aadan qormada aqrin, fadlan bal Daawo Muuqaalkan ku jira liilkan hoose, si aad u ogaato qodobbo dhawr ah, dabadeed qaabka aad doonto u qaado. Daawasho wacan.
Faallo Keydmedia Online
Faroole oo Farta lagu wada fiiqay! Q: 2AAD




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.