GABLANTADA Soomaali: Kan GUMAADA ayey u GURBAAN garaacdaa!

Bashiir M. Xersi (Keydmedia Online) - Xaaladda la soo gudboonatay Xasan Daahir Aways qofba dhan iska taag. Mid QABIIL ku ayida iyo mid aragtida gurracan “DIIN DACAREED” ee uu aaminsan yahay ku raaca.
Faallo Keydmedia Online
GABLANTADA Soomaali: Kan GUMAADA ayey u GURBAAN garaacdaa!




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.