Garaadka Garsooraha - Qisadii 3-dii Cabdalle

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Waxaa jirijiray Qabiil la yiraahdo Bani Carafah, laguna bartay Aqoon iyo Caqli dheeraad ah. Oday Qabiilka kamid ah ayaana lagusii bartay Abwaanimo dheeraad ah, wuxuuna dhalay 3 Wiil, wuxuuna ubixiyay Sadexdoodiiba Cabdullahi, sabab aan lagaranaynin owgeed!
Faallo Keydmedia Online
Garaadka Garsooraha - Qisadii 3-dii Cabdalle

Mudo kadib Adaygii waa dhintay, wuxuuna Qoray dardaaran uu yiri: Cabdalle wuu idhaxli, Cabdalle ima dhaxlayo, Cabdalle wuu idhaxli!

Wiilashiina markay Akhriyeen dardaarankii Aabahood way fahmi waayeen wayna isqabsadeen, oo mayna garanin kan aan Aabe dhaxlaynin! Talo raadin badan kadib, waxaa loo sheegay Garsoore jooga tuulo fog, oo caan ku




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.