Xaqsoor Dowladnimo? - Haka Sugin!

Dr. Saciid Ciise Maxamud - Soomaalida waxaa soo martay Garsoor aan madaxbanaaneyn oo Dowladu ay u soo diyaariso xaakimada qaadaya xukunada lagu qaadayo eedeysanayaasha ay Madaxda Dowladu la maagan tahay ciqaabta.
Faallo Keydmedia Online
Xaqsoor Dowladnimo? - Haka Sugin!

Waxaa taas dhinac socdey Garyaqaanada Maxkamadaha oo si Musuqa ugu shaqeysta awoodooda marka ay qaadayaan dacwadaha oo ay dhacdo dhibanaha iyo eedeysanaha marba kii awood Siyaasad ama Dhaqaale roonaada inuu ku guuleysto in loo xukumo Dacwada.

Madaxdii Dowlada rayidka iyo kuwa Militariga ayaa si toosan iyo si dadban sidey rabaan u maamulaneyey caaqilada maxkamadaha, waxeyna ku caan baxday Garsoorka Soomaalida mid lagu fuliyo dhaqanka eexda, aargoosiga, aanada, qabyaaleysiga, caburinta, laaluushka, iyo adeegsiga Sharciga marba sida dantu ku jirto.

Dowlada dhalatay 2012, waxey balanqaaday in ay dib-u-habeyn ku sameyneyso sharciyada Dalka u degsan iyo guud ahaan hanaanka Garsoorka oo ay ka buuxaan qaanuuno laga soo minguuriyey wadamada deriska, Carabta, Talyaaniga, Ruushka, iyo xeerarka dhaqankii hore ee Soomaalida, taas oo dhalisay in Madaxda Dowladu ay Ra




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.