Hagarta Hogaamiye Kooxeed “Shariif” Xasan iyo Hamiga bulshada!! (Daawo Video)

Muqdisho (Keydmedia) - Hogaamiye kooxeedka Casrigan Shariif Xasan Shiikh Aadan badanka dadka waxa ay u yaqaanaan inuu yahay qilaaf ka faa’id iyo qeyla Abuur, waxaana raasi daliil looga dhigaa dhaqankiisa oo ah mid huwan hami Riyo ku saleysan iyadoona hamigiisu uu yahay mid ka tagay halkii aadamiga loogu talagay.
Faallo Keydmedia Online
Hagarta Hogaamiye Kooxeed “Shariif” Xasan iyo Hamiga bulshada!! (Daawo Video)

Magaciisa waxa uu diiwaanka siyaasada ku shaacay 2004-tii xiligii uu socday shirkii M




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.