Kenya - Ciidamada Ethiopia & M/weyne Sharif

Moqadisho. X/baan Dr.Abdi Dhoore - Soomaaliya waxay la yaabaneeyd Ciidanka Kenya, waxaa soo cadaatay in Ciidanka Ethiopia kusoo noqonayaan Soomaaliya, xagee loo socdaa? Soow wadamadaani ma ahan kuwa safka hore – Goormaa laga noqday.
Faallo Keydmedia Online
Kenya - Ciidamada Ethiopia & M/weyne Sharif

Aawey dhaqaalihii faraha badnaa ee dowladaha Yurub ku bixiyeen Lacag kor u dhaafaya 200-Milyan oo Euro, si loo soo tababaro Ciidamo Soomaaliyeed oo la wareega amniga dalka ayagoo caawinaad kahelaya AMISOM, khubaro farabadana looga keenay Yurub si eey u tababaraan.

Waxaa sida aan ognahay Ciidamo lagusoo tababaray Kenya, Uganda, Ethiopia, Djibouti iyo Sudan, ciidamadaas iyo kuwa AMISOM soo ma




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.