Keydmedia wey ku Su’aashay ee Adigu hada ka Jawaab! - Imtixaanka Bulshada!

Si loo ogaado baraarugsanaanta Bulshada Soomaaliyeed, akhristeyaasha Keydmedia waxaanu usoo bandhigaynaa madaddalo imtixaan gaaban oo jawaab doorasho leh ku jirto (Multiple choice).
Faallo Keydmedia Online
Keydmedia wey ku Su’aashay ee Adigu hada ka Jawaab! - Imtixaanka Bulshada!

Waxaa la qiyaasahayaa in Ummadda Soomaaliyeed 70% filkoodu yahay 50-55 Sano inta u dhexaysa, sidaas darteedna ay wax badan ka ogaan karaan 5-ta Dawladood oo Dalka soo Maamuli jirey oo ay ku jirto TFG-da ku eg 2012.

Imtixaanku jawaab ama jawaabo xulasho ah buu leeyahay, aad buuna u fudud yahay.

Fadlan noo soo tabiya jawaabihiinna.

Baashaaal wanaagsan! - Keydmedia.net





Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.