Kismaayo: Shir-Daarod oo Nairobi ka dhacay

Ayuub A. Aden (Keydmedia Online) - 29kii bishii Sebtember ayaa Hoteel ku yaala magaalada Nairobi ay ku shireen Madax ka kooban beelaha Kablalax. Raggii Hormuudka Shirka ka ahaa waxaa laga xusayaa Mudane Yuusuf Xaaji (Wasiirka Ciidamada Qalabka sida ee Kenya) Mudane Faarax Macallim (Afhayeenka 2aad ee Barlamaanka Kenya), Mudane Afey, Axmed Madoobe, Maxamad Cabdi Gaandi, Maxamad Siciid Morgan, iyo rag kale oo badan.
Faallo Keydmedia Online
Kismaayo: Shir-Daarod oo Nairobi ka dhacay

Waxaa kalsoo nasoo gaartay in Madaxdii ka joogtay Dowlad-gobleedka Khaatumo ku gacansertay arrimihii laga wada xaajooday oo ku saabsanaa Gacan ku-haynta Gobollada Jubbaland.

Saddex arrimood baa ugu weynaa doodihii la qaybsaday waxaa kamid ah:

1. Sidii Jubbaland looga dhisi lahaa deegaan u gaar ah Beelaha Kablalax, loona xakamayn lahaa gacan ku-haynta magaalada Kismaayo.

2. Difaaca magaalada Kismaayo, iyo sii joogtaynta ciidamada Kenya iyo

3. In laga sii afeefto inaan dawladda dhexe soo faragelin maamul-goboleedka halkaas laga dhisi doono.

Sidoo kale, waxaa lays tusaaleeyey sidii geeska loogu riixi lahaa Beelaha kale ee deegaanka wax ku leh. Guud ahaan, waxaan la tixgelin Codka iyo Awoodda dawladda dhexe leedahay iyo mowqifka Baarlamaanku ka qaadan karo maamul-beeleed mutuxan. 

Hase yeeshee waxaan laga hadlin sidii laga yeeli lahaa Bulshada Soomaaliyeed oo deegaanka wax ku leh, Aqlabiyadka (Majority) ku ah hadanah lagu kor hirdaamahayo. 

Shirkaas layskama warsan: Jufo Daarood oo Qabiili ah oo Qabyaalad ah maka talin karaa Jubbaland? Haddii sidaas dhacdo, nabadu halkaas maka curan kartaa? Haddii Dagaal ballaaran halkaas ka curto Kablalax maku badbaadi karaa? Dagaal Sokeeye oo dib uga curta Jubbaland, muxuu faa




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.