Ma Xishooda miyaa C/weli Gaas?

Dr. Ali. A. Hirabe - C/wali Gaas, Fiiri ... fiiri "Nasiib darada jirtaa waxaa weeye Dadka mucaaradaya dastuurka qabyada ah, boqolkiiba 99 maba garanayaan waxyaabaha uu qoraayo mana haboona qofku inuu wax iska diido isagoo aan Aqoon u laheyn waxa uu diidayo” Gaas oo la hadlayey idaacada VOA.
Ma Xishooda miyaa C/weli Gaas?



Hadaba waxaa soo shaac baxeeysa in C/weli caafimaadkiisa xaga Maskaxda  ay xaqiiq tahay in uusan aheeyn Nin caafimaadqaba sabbabta oo ah iyada oo la ogyahay in Dastuurka qabyo Qoraalka uu yahay dastuur  umada somali aayan la jaan qaadi karin laguna  dhaqi karin ayuu hadana shacabkii lagu dhaqli lahaa leeyahay aqoon ma laha.

Haddii ay diideen kuna qeexeen in dastuurka qabyo Qoraalka uusan la jaan qaadi karin umada somalida dhaqankeeda, diinteeda iyo dadnimadeeda sow xaq uma laha in aay diidaan iyada oo la ogyahay in uu  uu ku qanacsan yahay Puntland dastuurkii lagu ansixiyay oo dhigayay waa in qofka Puntland ahi uu qaataa jinsiyada Puntland halka qabyo qoraalka uu leeyahay  cutubka jinsiyadaha qodobka 11 aad : Qof kasta oo ku dhasha gudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, dhalasho ahaan waa Soomaali.

Xagee Maskaxda ka qaldan tahay  ? Hay




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.