Madaxweynaha wanaagsan iyo astaamaha lagu dooran karo!

Ali Muhiaddin Ali - Wax ka yar 40 maalmood ayaa ka harsan xiliga Soomaaliya ay yeelan doonto Dowlad cusub oo Madaxweynaheeda la dooranayo 20-ka Agoosto hadii aysan dib u dhigin kuwa danahooda ku fushanaya iney kursiga sii fadhiyaan.
Faallo Keydmedia Online
Madaxweynaha wanaagsan iyo astaamaha lagu dooran karo!

50 Musharax oo badankood damac ugu jira iney mansab sare iyo hanti tacbasho ka gaaraan xilka Madaxweynenimo ee umadda u qabanayaan, hase ahaatee waxaa loo baahan yahay in la isweydiiyo sidee looga hortegi karaa kuwaas iyaga ah ee umadda saxriirinaya, sideese lagu heli karaa Hoggaamiye Qaran oo xalaal ah?.

Musharaxiinta xiligan intooda badan ee looga cabsi qabo iney hantaan Kursiga sare waxaa lagu xantaa Damiir laawayaal la heshiiyay caddowga, balse adag sida lagu garto, waayo Magaca ayey Soomaali ka yihiin, qalbigana shisheeye, waxayna qandaraas kusoo qaateen in ay sii wadaan midnimo la




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.