Marxaladda Quusta iyo Is Maqiiqa Maamul Goboleedyada! - Qeybta Kowaad

Bashiir Cali Barre — Sida aad ciwaankaba ka aragtaan waa laba xaaladood oo midba gaarkeeda u noqon karo ciwaan madaxbaan "dhammays ah". Inaan hal ciwaan ka wada dhigo waxaa sabab u ah saamaynta ay maamul goboleedyadu ku leeyihiin xaaladda quusta ah ee dalka Soomaaliya.
Faallo Keydmedia Online
Marxaladda Quusta iyo Is Maqiiqa Maamul Goboleedyada! - Qeybta Kowaad

Waxyaalaha aan ku faaqidi doono waxaa kamid ah haddii ALLE idmo:

  • SOOMAALIYA waa tuma?
  • Maxay caan ku ahayd, maxayse hadda caan ku tahay?
  • Meeqa mar ayaa la baddaley magaca-buuxa ee dalka, danteese laga lahaa bedalladaa?
  • Dhaqan-burbur




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.