Maxaa astaan la’aan wada dhigay?!

By Bashir M. Hersi - Maamul aan hoggaan qabin - Majarahii hagaayiyo - Marjicuu u laabtaa - Maankeena maran iyo - Miyirkeena maqan iyo - Maskax aan shaqaynayn - Miraheeda weeyaan!
Faallo Keydmedia Online
Maxaa astaan la’aan wada dhigay?!




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.