Mid Ku Daran Ha Lagu Dooransiiyo

Dr. Saciid Ciise Maxamud - Soomaaliya Waxey shisheeyuhu ka leeyihiin dano ay hiigsanayaan Wakhtiga dheer, kuwaas oo u baahan dhaqanrog bulsho ama dhalanrog.
Faallo Keydmedia Online
Mid Ku Daran Ha Lagu Dooransiiyo

Warbixinada ay reebeen Wadamadii soo gumeystey dhulalka Soomaalida iyo kuwii ka dambeeyey oo mabda




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.