NIN AAD TAQAAN YAA TAHAY LAMA YIRAAH: DOORASHADII DR. CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS EE PUNTLAND

C/Qaadir Maxamed Cismaan, “Cabdiboqor” - Salaanta Islaamka kabacdi, Waxaan qormadan ku eegi doonnaa haduu Alle idmo, taariikhda Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ee hadda hogaanka Puntland loo doortey, iyo waxa laga filankaro iyadoo la tixraacayo hab-dhaqankiisii iyo sooyaalkiisii siyaasaseed kadib markuu xilka Ra’isulwazaarenimo qabtey.
Faallo Keydmedia Online
NIN AAD TAQAAN YAA TAHAY LAMA YIRAAH: DOORASHADII DR. CABDIWELI MAXAMED CALI GAAS EE PUNTLAND

Magacyada reeraha ee aad qoraalkan ku dhex arkidoonto, waxaa loogu talagalay oo kaliya in fahamka qormadu fududaado. Qoraalka waxaa sidoo kale la socda Link-yo aad muhiim u ah, balse fadlan qoraalka marka aad dhameeyso uun wada eeg si uu fahamka faalladu isugu kaa raaco.

Inta aanan u galin doorashadii Cabdiweli bal aanku hormaree, soowtan Dhaxalkii saldanada maamulka Puntland uu dib ugu laabtay 15-sano kadib Juffadii biloowdey sida shaxda taariikheed ee hoose aad ku arki doono! Goormaase la arkayaa beelaha kalee ku dhex nool Maamulka oo "Madaxweyne" mar uun ka noqda Maamulka? Mise inkastoo afka baarkiisa laga sheego in Puntland tahay "Maamul Goboleed" qabaa




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.