Noloshaada Hadaf Sare Ma U Jeexday Mise?

Dr. Axmad Cabdulahi (Keydmedia) - Maqaalkan waxaan kubilbaynaa qidsadan gaaban; (Wiilyar baa ku dhex dhumay meel hayjad ah oo aad u geeda badan, wuuna orday wax badan isagoo raadinaya meel uu kaboxo iyo cid wax u sheegta. Waqti ay qoraxdii sii dhacaysana wuxuu arkay nin xoog u socda, wuxuuna ku yiri, adeer jidka ma iisheegi kartaa?
Faallo Keydmedia Online
Noloshaada Hadaf Sare Ma U Jeexday Mise?

Isna wuxuu yiri xageed u socotaa? Kidkeedse rabtaa inaad qaado? Magaranayo oo waan dhunsanahay, odaygiina wuxuu sii weydiiyay horta xageed u socotaa? Ma aqaano meesha aan joogo!! Odaygiina wuxuu kuyiri, madaama aada aqoonin meesha aad u socoto (hadaf la




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.