Norway: Istaacmaarka Cusub “New Colonialism”

Najiib Cabdisamad - Dalalka Scandinavia oo ay Dowlada Norway kamid tahay ayaa Dadka Afrikaanka ah iyo guud ahaan Aduunka Sadexaad waxey u heysteen kuwo Qunyarsocod ah oo Siyaasaddoodu aysan ku saleysneen "Imperialism".
Faallo Keydmedia Online
Norway: Istaacmaarka Cusub “New Colonialism”

Laakiin Dhaqanka Siyaasadeed ee Dowlada Norway kula dhaqmeyso Dalka Soomaaliya iyo Dadka Soomaaliyeed ayaa wuxuu kusoo baxay mid isticmaar oo Horror ah. Dowlada Norway ayaa waxay si bareer ah u maalgalisaa Qalalaasaha Soomaaliya.

Waxey maalgalisaa Dagaal-oogayaasha qaska ka wada Soomaaliya gaar ahaan Jubbooyinka, waxey si dadban u Maalgalisay waxa lagu sheegay Shirka Kismaayo oo ay iskugu yimdaadeen Qabqablayaal ka socda Qabaa




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.