PUNTLAANEEY IN LA ISFURO WAXAA KA HOREEYSA IN HOREY LA ISKU QABAY!

C/Qaadir Maxamed Cismaan “Cabdiboqor” — Salaanta Islaamka kabacdi, Sida ciwaankaba laga dheehan karo, ee Mandiga iyo caliga saliimka ahiba lagu garankaro, xiriir inta aan la jarin waxaa ka horeeysa in horta xiriir horey u jirey.
Faallo Keydmedia Online
PUNTLAANEEY IN LA ISFURO WAXAA KA HOREEYSA IN HOREY LA ISKU QABAY!

Gaar ahaan mid jaridiida lagu hanjabi karo ama lagu ribeeynkaro wuxuu imankaraa oo kaliya hadii mid wanaagsani horey ujirey, kaasoo qofka ama kooxda loogu ribeeynayo jaritaanka xiriirkaasi uu xanuun kuheynkaro. Wixii intaas kasoo haraahise waa iska huuhaa iyo dareenraadin (Attention seeking syndrome).

Sida ummadda Soomaaliyeed wada ogtahayba Maamul-Beeleedka Puntland wax xiriir ah oo Dowlada loowada dhanyahay ee Soomaaliyeed kala dhexeeyey haba yaraatee ma jirin. Madixii hore ee Maamulkaa C/Raxmaan Faroole ayaa hore usheegey in ay xiriirka u jareen ka Maamul-Beeleed ahaan Dowlada loowada dhanyahay ee Soomaaliyeed taariikhdu markii eay aheyd August2, 2013.  Bal isweydii marka xiriirkan Cabdiweli Gaas uu hadda jarayo!

Waxaa sidoo kale jirtay in Maamul-Beeleedka Puntland uu 10-kii bishii August ee 2013-kii sida laga wada warqabo dib u celiyey Markab ay laheyd hey’ada Bisha Cas ee dalka Turkiga oo gar-gaar gaarayay 10-Kun oo Tan oo raashin macaawino ah, isuguna jirey Bariis iyo Bur, loona waday ummadda ku tabaaleeysan saddexda degmo ee: Isku-Shuban, Taleex iyo Galdogob, balse Maamul-Beeleedka Puntland uu celintaa ku sheegey in ay qeyb ka tahay dagaalka siyaasadeed ee kala dhexeeya Dowlada loo wada dhanyahay ee Ummada Soomaaliyeed, arintaasoo afhayeenka Maamul-Beeleedka Khaatumo: Suleymaan Xaaji Maxamed Samatar oo wareeysi siiyey VOA-da uu aad uga dhiidhiyey, sheegeyna in  dhammaan Maamullada ay khuseeyso arintan hore ula wada socdeen, oo horey loogu wadasheegey, balse Maamul-Beeleedka Puntland uu ka doorbisey in uu siyaasadeeyo Raashinkaa u socdey ummaddaa aadka ugu baahneyd, si ay ugu tooxsadaan Dowlada Dhexe. Waxaase si dadnimo leh usoo dhaweeyey ugana faa




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.