Qaramada Midoobay oo doneyso inay Shacabka u san dullayso Shariif Sakiin…!

Nairobi (Keydmedia) - Qaramada midoobay ayaa isku dayaysa inay meesha ku sii hayso Shariif Xassankii xilka laga qaaday. Waxaana ay iyagoo ka hor imaanaya rabitaanka Shacabka ay wafdi u soo direen magaalada Muqdisho si shacabka loogu san-dulleeyo Shariif Sakiin.
Faallo Keydmedia Online
Qaramada Midoobay oo doneyso inay Shacabka u san dullayso Shariif Sakiin…!

Wafdigan oo ku sugan magaalada Muqdisho ayaa cadaadis saaraya Shariif Axmedka Madaxweynaha ah si looga leexiyo mawqifkiisa ku aadan Shariif Xassan loona baabi




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.