Safaaradaha Soomaaliyeed oo Qaxootiga iibsada!

Keydmedia Investigate - Aqriso Qabta 1-aad - Inta aadan Dalkaaga ka tacbirin is-garabdhig waxa aad haysato iyo waxa kaa maqan oo aad gacantogaalaynayso tan doorashada leh oo xulshada mudan. Is-garabdhig hubaasha aad haysato iyo tan kutiri ku teenta ah oo aad maqasho oo hiyiga ka kicisa dhallinyarada aan gaamurin.
Faallo Keydmedia Online
Safaaradaha Soomaaliyeed oo Qaxootiga iibsada!

Kafadaha Miisaanka kala saar wixii kugu dhici kara iyo waxaad hanan karto; ogow wax kasta oo la sheegana ma noqdaan sida loo Sawiro.

Nolosha waxaa ugu aayo xun markaad qar iskatuur noqoto, waana sida aragtida dhallinyarada Soomaaliyeed ay maanta kuwajahan tahay.

Xogbaaris Qotodheer

Keydmedia waxay Dabagal ku samaysaa dhibaatooyinka soo gaara dhallinyarada Soomaalida oo ku jirraban xabsi shisheeye oo ciirsi la




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.