Shirka Garoowe: Xaaraan, Booli & Sadbuursi!

Dr. Ali.A.Hirabe - Somaalida midi weey duxeeysaa Calakiina loo taag, dhabanyacasta joogtana dhiigeey cabaayaan dhalaankeey siraayaan. ( Puntland ) midna waa Dabo ma leh dadka waa dareeraan doorasheey sameeysteen Tigreegeey dugsanayaan ( Somaliland ) adna ( Shariifow ) dhalaankaad ku habeeysay diintaa dacar kaaga daranoo ku rideeyay beri hore.
Faallo Keydmedia Online
Shirka Garoowe: Xaaraan, Booli & Sadbuursi!

Nin-walbowba calankii, shariifow shirqoolkaa shabaabow shaleeydaa shaxda aad wadaan iyo shisheeyaha ku saacida, sheeydaan masáladii inta kuwa dhismaayaan kuwana dhiiga cabaayaan xagee dhaanka loo rari,maxaa leeygu dagayaa, duhur leeygu dilayaa dowladaan ahee garo !

Xilka ma waxaa loo haya in shacabka lagu gumaado mise in shacabka lagu badbaadiyo?? Soo celinta Nabada iyo difaaca qaranimada Somali ninkii tiirka u noqon lahaa haddii talada iyo masiirka dalka uusan ka muuqan miyeey nabadi  imaan-kartaa ???

Xaqiiqdii dowlada waxaay ka shaqeeysaa oo kaliya magaalda Muqdisho iyada oo la ogyahay in dowlada tiir-dhaxaadkeedii shacabkii siyaasiyiintii aqoon yahankii indheer-garadkii  iyo oday dhaqmeedkii reer Muqdisho aayan ka muuqan talada masiirka somalia  ee Roadmapka side nabdi u imaan-kartaa, yaase nabada horsed ka noqon kara oo ah dariiqa wadatashiga iyo cadaalada dowladnimada Somalia waxaad arkeeysaa in Roadmapka uu yahay mid ka muuqda sadbuursi iyo cadaalo daro bud-dhigna uu u yahay sharciyeeynta dastuurka qaran oo aaneey umada Somali u dhameeyn.

Baadida nin baa kula daydayi  daalna kaa badane ( Puntland ) oon doonahayn inaad hesho daa




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.