Sidee Soomaalidu dhulka u daganeyd kahor Gumeystayaashii Reer Yurub?

Cabdullahi Ibrahim - Waayadaan waxaa caadi iska noqday in laga Been sheego Taariikhda Umadda Soomaaliyeed, sidoo kalena aan laga xishoon beenta iyo jahawareerinta Jiilasha soo koroyo, taasoo mararka qaar aad isweydiineyso: kaalay Soomaalidu miyeysan ogeyn in beentu ka mid tahay Calaamadaha Munaafiqiinta.
Faallo Keydmedia Online
Sidee Soomaalidu dhulka u daganeyd kahor Gumeystayaashii Reer Yurub?

Waxa aan daawaday ama aan dhageystay dhowr iyo Tobankii Sano ee la soo dhaafay Siyaasiyiin badan ka soo jeedo gobolada Waqooyi-galbeed ee Soomaaliya oo meel walba la taagan waxa aan ahayn Labo gobol oo isu tagay, iyagoo iska indho tirayo sida ay Soomaali u deganeyd dhulka ka hor imaashadii Gumeystayaashii reer Yurub, waxa ayna ku waasheen Xaduud beenaadii uu sameyeyey Gumeystihii reer Yurub.

Markii ay dhacday Dowladdii dhexe waxaa looga dhawaaqay gobolada Waqooyi-galbeed ee Soomaaliya maamul loogu magacdaray Soomaaliland kaas oo la sheegay inuu ka go




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.