SIRTA KA DAMBEEYSA IS KHILAAFKA “MADAXDA QARAN” - “KOOXDA” XASAN SH.

C/Qaadir Maxamed Cismaan, “Cabdiboqor” - Salaanta Islaamka kabacdi, Xiligii Raisulwasaare-nimada tartanka loogu jirey, oo Rag badani eey xilkaa u xusulduubayeen, ayaa waxaa M/weynuhu iska diidey Rag badan oo aad u Culculusaa, Aqoon ahaan, Khibrad iyo Waayoaragnimo ahaan.
Faallo Keydmedia Online
SIRTA KA DAMBEEYSA IS KHILAAFKA “MADAXDA QARAN” - “KOOXDA” XASAN SH.

Ragaas waxaa intooda badan uu Madaxweynuhu ku qoonsadey Shuruudo u gaar ahaa, oo magacaabista Ra




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.