Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Ma laha Aragtidii Lagu Hogaamin lahaa Dalka

Cabdullahi Ibrahim Cumar (KON) — Siyaasiyiinta Soomaalida ayaa noqday masaa'ib loo soo diray Umadda Soomaaliyeed, waxa ayna noqdeen kuwa aan Aqoon iyo waayo aragnimo midna u kordhaynin waana sababta igu kaliftay inaan Maqaalkaan Qoro una sheego in ay Soomaali iska qaban doonto haddii aysan Xal deg deg ah la imaanin.
Faallo Keydmedia Online
Siyaasiyiinta Soomaaliyeed Ma laha Aragtidii Lagu Hogaamin lahaa Dalka

Qofka Siyaasiga ah caadiyan waxa uu Siyaasadda u galaa inuu wax saxo gaar ahaan haddii ay wax ka khaldan yihiin hanaanka dowladnimo sida Siyaasadda, Cadaaladda iyo la dagaalanka Musuq maasuqa, laakiin meel meeshaan ah waxaa Siyaasadda loo galaa in wax lagu xado waxna lagu dumiyo.
 
Labaatan Sano ka dib, Waxa ay Siyaasiyiinta Soomaalida ah wili u muuqdaan kuwa aan waxba ka baran wixii la soo maray Dalkan hadday ahaan lahayd khilaafaadka Siyaasiga ah iyo loolanka ka dhaxeeya Beelaha, waxa ayna mar walba ku celceliyaan




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.