1° Luulyo Gobonimo, Kuwaan Gunimo ayay Soomaali u doorbideen! — ? Daawo Video

Keydmedia Online Inkastoo Shacabka Soomaaliyeed ay u dabaal dagayeen fantisiyaha iyo Qiimaha ay leedahay Maalinka 1-da Luuliyo oo ku beegan markii Gobollada Koonfureed ee Dalka ay ka xoroobeen Gumeysigii Talyaaniga ayna mataanoobeen Gobaladii Koonfurta iyo Waqooyga, hadana waxaa jira Nux nux iyo hadal hoose oo Muujinaya niyad jab Shacab.
Faallo Keydmedia Online
1° Luulyo Gobonimo, Kuwaan Gunimo ayay Soomaali u doorbideen! — ? Daawo Video

Marka aan tixraac ku Sameynayo Taariikhda Soomaaliya, waxaa jiray dano iyo ujeedooyin cad iyo kuwa Qarsoon oo uu Gumeysiga Diirka cad ka lahaa Dhulka Soomaaliya, waxuuna arintaasi taaba galkeeda uu u galay dadaal dheer.

Taarikhyanada waxa ay sheegeen in Bilowgii xiriirinta juquraafiyada Aduunka iyo sahankii sahmiyayaasha reer Yurub ay ku yimaadeen dhul ka tirsan Qaarada Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay in ay qeyb weyn ka ahaayeen furihii Gumeysiga.

Waxaa lagu koobaa Inta badan Seddex qodob oo waaweyn sababta reer Yurub ay ugu soo gurbaan tunteen Qaarada Afrika ayna u go




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.