Maamulka Somaliland oo ka faa’iideysanayo karti xumida haysata Xasan Sheekh

Cabdullahi Ibrahim — Maamulka Somaliland ee ka taliya Waqooyiga Soomaaliya, sida Gobollada Waqooyi Galbeed, Togdheer, Awdal iyo qeybo ka mid ah Gobolada Sool iyo Sanaag waxaa dhismahiisa iska kaashaday Siyaasiyiintii hogaamineysay Jabhaddii SNM iyo qaar ka mid ah Waxgaradka ka soo jeeda deegaanada Awdal iyo Sanaag.
Faallo Keydmedia Online
Maamulka Somaliland oo ka faa’iideysanayo karti xumida haysata Xasan Sheekh

Siyaasiyiintii ka dambeesay dhisida Maamulka Somaliland gaar ahaan Beesha Isaaq ayaa ku celceliya in dhibaato xoog leh loo geystay Beeshaasi, Sidaa daraadeedna ay go




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.