Soomaalidu Ma waxay ku Qanacsan tahay dhibaatadda ay ku jirto!?

Cabdullahi Ibrahim Cumar — Dhowr iyo Labaatan Sano ka dib,Weli waxa aad mooddaa in dadka Soomaalidu aysan diyaar u ahayn in ay ka baxaan dhibaatada ay ku jiraan marka aad fiiriso habdhaqankooda gaar ahaan dadka Siyaasiyiinta oo aad moodda in aysanba dan ka lahayn Hooyooyinka iyo Caruura Soomaaliyeed.
Faallo Keydmedia Online
Soomaalidu Ma waxay ku Qanacsan tahay dhibaatadda ay ku jirto!?

Sida aan ka warqabno dhamaanteen, Bini




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.