Taageerayaasha SNM & SSDF oo fuliyey balanqaadyadii ay la galeen ‘Xabashida’

Cabdullahi Ibrahim Cumar —Jabhadaha SNM iyo SSFD waxa ay ahaayeen Labadii Jabhadood ee ugu horeeyey ee u gala Mamulkii Xabashida si ay u ridaan Dowladdii markaasi jirtay ee Kacaanka, labadaan Jabhadood waxey fureen Albaab halis ku ah Umadda Soomaaliyeed, kaas oo aan la furin Iyaga hortood ilaa Maantana furan, danbi Qaran iga dheh!
Faallo Keydmedia Online
Taageerayaasha SNM & SSDF oo fuliyey balanqaadyadii ay la galeen ‘Xabashida’

Inkasta oo ay xaq u lahaayeen Siyaasiyiintii horkacaysay Labadan Jabhadood ee ahayd in ay ka dhiidhiyaan dulmigii iyo xaq daradii ay sameyn jirtay Xukuumaddii Kacaanka hadana waxa ay ahayd caqli xumo iyo garasho la




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.