Uhuru Amni-darada Dalkiisa markuu Xal u waayey, Soomaalidu ku tilmaamay Argagixiso

Keydmedia Online - Waa Gaf iyo Cay Eedeyntii Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu u jeediyay Soomaalida, Waa Aflagaado in uu Afar Malyan oo Soomaalida ku soo Qaxay u la Xariirsho Argagixisada Shabaab-Qacida.
Faallo Keydmedia Online
Uhuru Amni-darada Dalkiisa markuu Xal u waayey, Soomaalidu ku tilmaamay Argagixiso

Xildhibaan Aweys C/llaahi ayaa ku timaamay Eedeynta Madaxweynaha Kenya mid Calwasaad Qaraw ah waana Cay in uu 4 Malyan oo Soomaalida ku soo Qaxay u la Xariirsho Argagixisada.

Dowladda Kenya waxay ku jirtaa Dowladaha Aduunka ugu Corruption badan, ugu Musuqmaasuq badan, ugu Laaluush qaadashada badan, mana ahan Wadan Xasiloon, Habeyn walba Sadex ama Afar Qof ayaa lagu dilaa lagamana hadlo waayo dadka la Dilo Cadaan Ajnabi ah ma ahan sidaas daraadeed Jaraa




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.