Voice of America: Sugaanta Qabyaaladeysan!

By Xasan Maxmed - Haddii Rajiimkii Siyaad Barre la diray, ragbaa wali u loogan been sheeggii ay barteen, Qabyaaladdii ridday xukunkii Rajiimka ka sokow, maamul ahaan maanta ma jiro, magac hore iyo muuqaal xasuuse mooyee, waxaa war ka taagan yahay ninkii u bartay dacaayad inuusan marna ka joogsan karin.
Faallo Keydmedia Online
Voice of America: Sugaanta Qabyaaladeysan!




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.