Dam-Jadiid oo Darfaha ku dhagan ‘Tarsan’

Keydmedia Online - Qoraalkaan oo Ciwaankiisu ahaa "Waqti Fara ku tiris ah oo ka haray Xil ka qaadista Max’ed Axmed Nur “Tarsan”, wuxuu Bogga Keydmedia Online kusoo baxay Bishii August ee Sanadkii 2013, wuxuuna Qorshaha Xil-ka-qaadista Tarsan bilowday 8 Bilood kahor.
Faallo Keydmedia Online
Dam-Jadiid oo Darfaha ku dhagan ‘Tarsan’

Xukuumada Sooomaaliya ayaa Maalmahaan waxey Xooga saartay sidii Xilka looga qaadi lahaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Max




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.