Xaalufintu waa Xabaashii Noolaha

Abdulkadir Osman “Aroma” (Keydmedia Online) - Dhaxal la’aan ayaa jiilka dambe dhacarsan doonta. Sida Dowladnimadii u luntay oo kale ayaa wax walba u lumeen oo deegaankii u burburay oo dhaqankiina u doorsoomay.
Warar Keydmedia Online
Xaalufintu waa Xabaashii Noolaha



Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.