Xasan Waxaa laga dhaxlay Xabaalo!

Dr. Ali. A. Hirabe — Waxaan aad ugu xumahay in Maamulka Koonfur Galbeed loo aqoonsado G. Bay & Bakool iyo Sh/hoose iyada oo la diidayo midkii 6 Gobol ahaa oo ay Soomaalida ku mideeysneeyd, maxaa kalifay in xiligaan dowlada Federaalka aqoonsato Maamulka Shariif Xassan Sheekh Aadan ku soo dhoodhoobay Hotel Edan?
Faallo Keydmedia Online
Xasan Waxaa laga dhaxlay Xabaalo!

Xasan Sheekh waxaa leeys-lahaa waa waayo arag ruugcadaa ah oo dalka dhex joogay 1991 ilaa iyo xilka Madaxweeyne uu ka noqdo balse waxaa dad faro badani u arkaan in Xasan Sheekh uusan laheeyn Aqoontii iyo kaartidii lagu hogaamin lahaa Dowlad, waxaa uu qaatay Go




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.