Xil-doon Mise xoolo-doon - Xurma-doon Mise Xal-doon - By Dr. Ali. A. Hirabe

Dr.Ali.A.Hirabe - Qowleeysatadii cadaanka Qarnigeey Qotamiyeen Qarankusheega Qurmoon Qaali buu nala ahaa, ee Rag baa Qeeydka u xeeytay oo in eey Qiraan Qeeylo dhaan Qabiil ugu yeertay Iyadoo laga xaalmarin reer xamar xasuuqii xamar weeyne iyo xoolihii laga boobay xal noo noqan meeyso dalka waa nabadeeysmay haddii xaqa laga rooro oo xaaraanta loo xusul duubto xaasidiinta xijkooda xaaraan qadcan waaye.
Faallo Keydmedia Online
Xil-doon Mise xoolo-doon - Xurma-doon Mise Xal-doon - By Dr. Ali. A. Hirabe

 

Siyaasada dal-walba uu leeyahay waxaa hormuud ka noqda siyaasi leh hami iyo argati dheer  oo ku qotonta dhulka,dadka iyo diinta dalkaasi leeyahay,waxaad moodaa in eeyan weli helin somalida nin siyaasi ah oo leh hadaf iyo ujeedo cad oo lagu badbaadinayo dalka,dadka iyo diinta,qormadaan waxaan jeclahay in aan siyaasiga Somali u kala saaro : a) xil-doon b) xal-doon c) xurmadoon iyo d) xoola-doon,iyo e ) xaq-doon.

 

Haddii aan ku hormarno xil-doon waa qofka  damacsiisa yahay maruun xilka ii dhiiba iyada oo la ogyahay in aqoonta siyaasadeed iyo mida dhaqandhaqaale ee uu  Somali u leeyahay  aay tahay mid aad u yar basle indhahiisa aay qabtaan oo kaliya xilka ugu sareeya oo kaliya waa maruun madaxweeyne i dhaha,ma laha  Aqoon,karti ,hufnaan iyo daacadnimo,dhaqankoodada waxaaa luuqada qalaad lagu dhahaa”nepotism”favouring of a certain community for giving senior positions in the government,without considering national unity waa waxa Shariif manta haysta C/weli iyo  C/raxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa wasiirkii dastuurka ayaa la soo baxay dastuur cusub halka Shariif iyo iyo golaha madaxabanaan ee dastuurka ayaa iyagana la soo naxay nuqul dastuurka la rabo in la ansixiyo.

Kuwani waxaa aay umada ka dhaxlaysaa oo kali ah kala fogansho iyo cadownimo iyo isaaminid xumo. Baadida nin baa kula daydayi daalna kaa badane oon doonahayn inaad hesho daa




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.