XOG: Ururka “S A H A L” Waa Kuma!? - Been Abuurka & Ujeedada Laga Leeyahay | Q: 2aad

Cabdinaasir C. Hangash (Haad) - Qaraabo, waxaan qormadeydii hore gudeheeda idinkugu ballan qaaday in aan idiin soo gudbin doono arrimo badan oo ku saabsan ururka SAHAL. Hadaadan Aqrisan Qeybtii Koowaad, Halkaan ka Aqriso.
Faallo Keydmedia Online
XOG: Ururka “S A H A L” Waa Kuma!? - Been Abuurka & Ujeedada Laga Leeyahay | Q: 2aad

Arrimahaas waxaa kamid ahaa Been-Abuurro lagu faafiyay dunida oo idil iyadoo ujeedooyinka laga lahaana ay ugu horreyso, "Kala geynta qabaaillada Soomaaliyeed hadey ahaan laheyd, heer shaqsi, (Siyaasiyiinta), heer qoys, heer qabiil iyo heer qaranba, si bulshadoo qaliban looga horkeeno Dawladooda Soomaaliyeed kadibna loo fashiliyo Nidaamka wanaagsan ee ay hogaanka u hayaan, Mudane Xasan Shiikh Maxamuud iyo Mudane Saacid Faarax Shiirdoon."

Hadaba mid kamid ah arrimahaan ballan qaadnay ee aan rabno in aan halkaan ku soo gudbinaynaahi waa Been-Abuur ku saabsan xildhibaan ka badbaaday dil isku day ah oo loogu geysan rabay Hoteel ku yaalla magaalada Muqdisho. Waxaan tilmaami doonnaa waxa uu ku saabsanyahay been-abuurkaas, Ujeedka laga lahaa, iyo dadka ka qeyb-qaatay ee aan ilaa iyo hada ka xusi karno.

BEEN-ABUURRADA AY CURIYEEN "URURKA SAHAL"

Aamusnaan siyaasadeed oo ay Dawladu kaga gaabsatay ka hadalka gobollada Jubooyinka iyo la moogeysiga maamul qabyo ah oo la sheegay inuu ka jiro magaalada Kismaayo, iyo tu kaloo aamusnaanta dawlada wehelisay oo ah Shirar iyo wadatashiyo ka socday gobolka Gedo, ayaa abuuray kalsooni-darro soo wajahday hogaanka sare ee Jabhada Raaskambooni iyo Ururka SAHAL. Ururka SAHAL sidaan horeyba u sheegnay waxaa loo aas




Faallo 20 April 2022 10:00

In maanta halkan lasoo gaaro, oo xildhibaanno la dhaariyo, mas’uulbaa wuxuu ubareeray, inuu dhoho: ”Maya Mudo-Kororsi!!!” iyadoo cid xilka heeysa oo ku dhiirankartaahi jirin.