Warar Keydmedia Online | 8 December 2010

Muqdisho(Keydmedia) Gudoomiyaha golaha guurtida siyaasadda beelaha Hawiye Shiikh Ciise Axmed Dalabeey (Ciise Dheere) ayaa shaaca ka qaaday in ay haboontahay si deg deg ah in wax looga qabto dhibaatada maamulka faroole ay ku hayaan shacabka daga koonfurta magaalada Galkacyo.

Warar Keydmedia Online | 8 December 2010

Mudug(Keydmedia) Qaar ka mid ah taageerayaasha maamul deegaameedka uu hogaamiyo C/raxmaan Faroole ayaa waxa ay aragtidooda ka dhiibteen fikrada ay ka heystaan xasuuq waxa uu yahay.

Warar Keydmedia Online | 8 December 2010

London (keydmedia) Hey’adda xuquuqal insaanka Amnesty international ee fadjigeedu yahay dalka Britain ayaa si kulul u canbaareysay dowladda Kenya sabab la xiriirta xadgudubyada ay u geeysaneyso shacabka Soomaaliyeed.

Warar Keydmedia Online | 8 December 2010

Oslo(Keydmedia) Waxaa shalay ay go’aamisay maxkamad ku taala Magaalada Oslo ee dalka Norway in dib loo fasaxo isla markaana uu xoriyadiisa helo C/raxmaan Cabdi Suldaan oo ahaa xildhibaan ka tirsan dowladda KMG ah.

Warar Keydmedia Online | 8 December 2010

Muqdisho(Keydmedia) Waxaa si weyn isu soo taraya carada dadweynaha soomaaliyeed ay ka muujinayaan talaabadii maamulka Faroole ay ku xasuuqeen shacabka xoola dhaqatada ah laba maalin ka hor duleedka magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka mudug.

Warar Keydmedia Online | 8 December 2010

Sports(Keydmedia) Waxaa xalay qaar ka mid ah garoomada qaarada yurub ka dhacay ciyaara aad u xiisa badan oo ka tirsanaa horyaalka qaarada yurub ee loo yaqaan Champion league.

Warar Keydmedia Online | 7 December 2010

Maamulka Somaliland ayaa shaaciyay in ay walaac balaaran ka qabaan xoojinta dhanka ciidanka ah ee Midowga Yurub u sameeyeen maamulka Puntland kajira ee Cabdi Raxmaan Faroole hogaamiyo.

Warar Keydmedia Online | 7 December 2010

Nairobi(Keydmedia) Waxaa maanta maxkamad ku taala magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya lagu soo gabagabeeyay dacwad mudo badan soo jiitameysay oo la xiriirtay milkiyadda dhulka safaarada Soomaalida ay ku laheyd Kenya.

Warar Keydmedia Online | 7 December 2010

Muqdisho (Keydmedia) Hal qof ayaa ku dhintay 5 kalena dhaawac ayaa ka soo gaaray kadib markii hub ay tijaabiyeen ciidamada Amisom uu ku dhacay gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 7 December 2010

Gaalkacyo(Keydmedia)Wararka iminka naga soo gaaraya magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka mudug ayaa sheegaya in shacabka ku nool halkaasi ay wadaan dibadbaxyo ay uga soo horjeedaan xasuuqa ciidamada Faroole ay u geesteen dad xoola dhaqata ah.

Warar Keydmedia Online | 7 December 2010

Galkacyo(Keydmedia) Waxaa marba marka ka danbeysa isa soo taraya xogaha laga helayo dagaal shalay ka dhacay duleedka magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka mudug.

Warar Keydmedia Online | 7 December 2010

Gondahana La Is Daray Oo Xalay Lagu Daah-furay Akaadamiga Dadka La Hayb-sooco Iyo Go’aankii Takoorka Oo Geed Lagu Tiiriyey.