KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kamid ah madaxda lagu casuumey, waxaana ay jeedin doonaan qofba sida uu dilkiisa u rabo in loo caawiyo.
WASHINGTON - Waxaa maanta Washington ka furmaya shirka Africa iyo Mareykanka oo indhaha ay kusii jeedaan.
Biden ayaa dhamaan madaxda Africa ku casuumey Washington si uu ugala hadlo maalgashiga Mareykanka uu ku sameynayo qaaradda.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kamid ah madaxda shirka maanta furmaya ka qeybgalaya, waxaana la filaa inuu khudbad ka jeediyo.
Ujeedka Shirkan oo Socon doono labo maalin ayaa ah sidii loo xoojin lahaa iskaashiga Mareykanka iyo Africa, oo Shiinaha si xoog leh u maalgashtay, deyn badana siiyay.
Biden ayaa doonaya inuu xoojiyo saameynta Mareykanka ee Africa dhinac walba inuu xoojiyo.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.