KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Waxay madaxda maamullada ay soo saareen go'aanno iyo baaq la xiriira doorashadda, waxayna ku casuumeen Farmaajo iyo Khayre inay kusoo biiraan wada-xaajoodka Dhuusamareeb.
Cabdi Xaashi ayaa sheegay in qodobada war-murtiyeedka ay yihiin kuwa wanaagsan, oo loo qaaday dhanka heshiis laga gaaro khilaafka Siyaasadeed ee ka jiray wadanka tan iyo markii la doortay Farmaajo.
Khasaaro iyo naf iyo maal ah toona lagama soo warin Dabka kacay Dhuusamareeb
Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb gelayo shanta maamul goboleed ee dalka, waxaana marti-gelinyo maamulka Galmudug