Keydmedia Online Topic page

Dhuusamareeb

Warar Keydmedia Online | 14 May 2022

Saraakiil sare iyo askar katirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa lagu dilay dagaalka, waxaana jira dhaawacyo badan oo labada dhinac gaarey.

Warar Keydmedia Online | 13 February 2022

Villa Somalia, gaar ahaan xafiiska Madaxweynaha ayaa dagaal dhinac walba ah kula jirta Musharaxa, oo shantii sano ee lasoo dhaafey aad u dhaliilayay siyaasadda MW hore Farmaajo.

Warar Keydmedia Online | 22 November 2021

Galmudug ayaa isku diyaarinaysa doorashadda kuraasta ugu horeysa ee Gollaha Shacabka, oo la filayo inay maalmaha soo aadan Dhuusamareeb ka dhacdo.

Warar Keydmedia Online | 12 June 2021

Afhayeenka maamulka ayaa sheegay in hay'adaha amaanka ay ku raadjoogaan kuwa falkan ka dambeeyay.

Warar Keydmedia Online | 7 February 2021

Dagaalka ayaa ka dambeeyay qarax maanta lagu dilay Taliyihii NISA ee Dhuusamareeb C/rashiid Qooje iyo 12 askari oo kale.

Warar Keydmedia Online | 2 February 2021

Ajandooyinka ugu waaweyn ee Miiska saaran waxaa kamid ah Ciidamada DF ee ku sugan Gedo, gudiga doorashadda iyo hanaanka soo xulista Xildhibaanada gobollada waqooyi [Somaliland], oo khilaaf ka jiro.

Warar Keydmedia Online | 15 November 2020

Al-Shabaab ayaa aad uga baqi jirtay Ahlu Sunna oo dagaalka Galgaduud cashar ugu dhigtay 2009-2010 kadib markii awood loogala wareegay Dhuusamareeb iyo Guriceel.

Warar Keydmedia Online | 10 November 2020

Galgaduud waxaa saldhigyo ku leh Kooxda Al-Shabaab, oo dagaal kula jirta Ciidanka dowladda ee ku sugan gobolka.

Warar Keydmedia Online | 7 November 2020

Kooxda Al-Shabaab ayaa tan iyo markii Ahlu Sunna meesha ka baxday dib usoo rogaal-celisay, iyadoo duulaan kusoo qaadey dhowr jeer magaaladda Dhuusamareeb.

Warar Keydmedia Online | 30 October 2020

Dagaalyahanada Kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay inay kusoo dhawaanayaan Dhuusamareeb, islamarkaana ay wadooyinka ka baxa magaaladda ay geliyaan miinooyinka.

Warar Keydmedia Online | 25 October 2020

Magaaladda Gaalkacyo oo Koonfur iyo Waqooyi u kala qeybsan, islamarkaana ay kawada taliyaan labo Maamul ayaa noqotay meeshii ugu horeysay oo Golle degaan laga dhiso Galmudug.

Warar Keydmedia Online | 18 October 2020

Wasiiradda Amniga, arrimaha Gudaha iyo Maaliyadda Galmudug ayaa shirka ka qeygalay, waxaana lagu heshiiyay in labada dhinac iska-kaashadaan sugida amniga xuduuda.