Keydmedia Online Topic page

Mudug

Warar Keydmedia Online | 2 November 2021

Dagaalka ayaa ka dhashay Gabar la kufsadey, waxaana horey u jiray aanooyin u dhaxeeya labada beelood, ee degga gobolka.

Warar Keydmedia Online | 1 November 2021

Dadka qaar ayaa ka baxay magaaladda, iyadoo kuwa ku harey ay cabsi ku nool yihiin, waxaana suurta-gal ah inay Al-Shabaab soo weerarto.

Warar Keydmedia Online | 24 July 2021

Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa booqasho ugu tagey Ciidamada kadib markii ay la wareegaay Qaycad oo Al-Shabaab mudo sanado gacanta ku haysay.

Warar Keydmedia Online | 2 December 2020

Guddoomiyaha degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug Axmed Daahir Macalin, wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay dishay askar badan, sidoo kalena saldhigga ay qabsatay kala baxday gaadiid dagaal iyo hub aad u fara badan.

Warar Keydmedia Online | 30 November 2020

Degaanka waxuu ahaa mid mudo dheer ah ka dhacayaan weeraro ay Al-Shabaab kusoo qaadeysay mudo sanado ah.

Warar Keydmedia Online | 30 November 2020

Isgaarsiinta ayaa ka maqan degaanka Bacaadweyne kadib markii Saakay ay Al-Shabaab la wareegtay, kadib dagaal xooggan oo ay la gashay Ciidamada dowladda.

Warar Keydmedia Online | 10 November 2020

Deegaanno ka tirsan dhulka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa laga soo sheegayaa in maalintii labaad uu ka socdo dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac farabadan.

Warar Keydmedia Online | 3 September 2020

Labada dhinac ayaa dhex maray dagaal kooban, laakiin hadda waxay isku abaabulayaan degaanka gudihiisa iyo dibadda, sida ay sheegayaan dadka degaanka. 

Warar Keydmedia Online | 9 August 2020

Saraakiisha Kumaandooska DANAB ayaa sheegay in dhowr xubnood oo katitsan Al-Shabaab ay ku qabteen howlgalka oo laga fuliyay nawaaxiga magaaladda Hobyo, ee gobolka Mudug.

Warar Keydmedia Online | 17 July 2020

Khasaarooyin kala duwan ayaa ka dhashay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiye beeleed oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Mudug, ee bartamaha dalka Soomaaliya.