KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Afhayeenka Ciidanka Asluubta C/qani Maxamed Qalaf ayaa sheegay in labada Ciidan ay kala shakiyeen, sidaasna uu dagaalka ku billowday, balse aysan jirin cid la weeraray.
Taliska Asluubta Soomaaliya ayaa sheegay inaysan waxba ka jirin warar warbaahinta baahisay oo ku saabsan inay xalay weerareen guri uu degmada Waaberi ka degan yahay Farxaan Qaroolle oo ah taliyaha Ciidamada Haramcad, oo booliska katirsan.
KEYDMEDIA ONLINE
Add comment
Comments
There are no comments for this entry yet.